Wasaaradda Arimaha Dibadda oo Cambaaraysay Ciidamadii gudaha u galay xarunta (Akhriso)

HomeWararka

Wasaaradda Arimaha Dibadda oo Cambaaraysay Ciidamadii gudaha u galay xarunta (Akhriso)

Wasaaradda arrimaha dibadda ee Soomaaliya ayaa ka hadashay falkii ciidamo hubaysan ay ku galeen xarunta wasaaradda arimaha dibadda ee ay isku dayeen i

Rodney Hunter: “Ciidamada DFS ay gaysay gobolka Gedo ma ahan mid la aqbali karo”
Madaxweyne Axmed Madoobe oo ka qeyb galay shir looga hadlayo xaalada Abaarta ee Jubbaland (Sawirro)
Maxay ka wada hadleen Wasiirada Arrimaha dibadda Soomaaliya & Imaaraadka?

Wasaaradda arrimaha dibadda ee Soomaaliya ayaa ka hadashay falkii ciidamo hubaysan ay ku galeen xarunta wasaaradda arimaha dibadda ee ay isku dayeen inay kusoo xiraan wasiir kuxigeenkii arimaha dibadda ee xukuumadda oo lagu soo eedeeyey musuqmaasuq.

Qoraal kasoo baxay wasaaradda ayaa lagu sheegay inay waxba ka jirin eedaymaha musuqmaasuqa ee uu soo jeediyay hanti dhowaraha ee ku saabsan inuu galay musuqmaasuq, waxaana lagu sheegay inuu ahaa mid lagu suncad dilayo.

COMMENTS

WORDPRESS: 1
DISQUS: