Wasaaradda Amniga ee Soomaaliya oo ka hadashay diyaarad waday lacag

Wasaaradda Amniga ee Soomaaliya oo ka hadashay diyaarad waday lacag

Wasaaradda Amniga ee Dowladda Faderaalka Soomaaliya ayaa sheegtay diyaarad nooceedu ahaa Bocing 737, oo shalay lagu qabtay garoonka Aadan Cadde ee Muqdisho laga helay lacag dhan sagaal milyan iyo bar doolarka Mareykanka ah.

Wasaaradda ayaa sheegtay lacagtaasi inay baaritaan ku hayaan ciidamada nabad sugidda qaranka ee NISA oo baaraya halka loo waday lacagtan iyo halkii ay ka timid.

Diyaaradda ayaa warar kalle duwan uga soo baxeen shalay oo sheegayay inay ahayd mid kusocotay Puntland oo lagu bixinayo mushaarka ciidamada badda Puntland ee uu bixiyo Imaaraatka Carabta, balse majirto wax arrinkaasi cadaynaya.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com