Wasaaradaha Maaliyada iyo Kaluumaysiga oo ka guuraya dekeda Boosaaso.

Wasaaradaha Maaliyada iyo Kaluumaysiga oo ka guuraya dekeda Boosaaso.

Shaqaalaha wasaarada kaluumaysiga iyo kheyraadka badda Puntland ayaa fasax ku jiray todobaadkan, kadib markii ay wasaaradu ka guurtay dhimihii hore oo ku yaalay gudaha dekeda Boosaaso.

Wasaaradaha ka guuraya gudaha dekeda Boosaaso ayaa kala ah:

Maaliyada,Kaluumaysiga iyo xafiisyadii dowlada ay kulahayd gudaha dekeda Boosaaso.

 

Guuritaanka wasaaradahan ayaa waxa ay qayb ka ahayd heshiiskii dhismaha iyo balaarinta dekeda Boosaaso ee shirkada P&OPort taas oo keentay in wasaaradaha ay u guurto dhimo kale oo ku yaala bartamaha magaalada.

Wasaarada dekedaha iyo gaadiidka badda Puntland ayaa horay u soo saartay awaamiir ku aadan in guryaha iyo dhismooyinka ku yaala hareeraha dekeda laga guuro maadama shaqadii dekeda la bilaabi doono dhawaan.
Goor dhaw warkan oo faah faahsan kala soco Radio Daljir.
Diiwaanka wararka.

Radio Daljir.

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com