Wasaaradda Waxbarashada DFS oo Ardeyda Puntland u Diiday Shahaadoonyinkii ay ku aadi lahaayeen Jaamacadaha (dhegayso )

Wasaaradda Waxbarashada DFS oo Ardeyda Puntland u Diiday Shahaadoonyinkii ay ku aadi lahaayeen Jaamacadaha (dhegayso )

Xildhibaan Maxamuud Axmed Ciise (Runsheg) oo ka tirsan Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya kana soo gala Puntland ayaa Wasaaradda Waxbarashadda Soomaaliya ku eedeeyay in ay is hortaag ku sameysay ardey ka yimid Puntland oo shahaado waxbarasho Jaamacadeed oo dibeda ah ka doontay Wasaaradda.

Wasiirka waxbarashada Soomaliya Cabdullahi Goodax Barre ayaa horay u sheegay in aysan shahaado siin doonin arday aan ka qaybgelin imtixaanka ay qaaday wasaarada waxbarashada Soomaliya.

Dhegayso

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 3
  • Donaldwhalt 5 years ago

    [OMG] PROFIT in under 60 seconds: http://v.ht/6ciemSN?m76XUG75R1

  • Ahmed gagale 5 years ago

    “Ama afeef hore lahoow ama adkaysan dambe lahoow”

  • NuurkaNederland 5 years ago

    MAAMULGOBOLEEDADA INDHO ADKAANTOODAAN LA YAABAA INRTAY AWOODII WAZARADDA WAXBARASHADA EE DFS GARAB MAREEN BAY HADANA RABAAN INAY SHAHAADOOYIN(AQOONSI)SIISO!!!.IMTIXAANKII WAZARADDA WAXBARASHADA EE DFS WAAD DIIDEEN SEE URABTAA PL IN SAHAADO LASIIYO ARDAY AYSAN DFS IMTAXAANKII KA QAADIN OO GARAB MARAY MARKII HORE.
    MA SHAQAYNAYSO IMTIXAANKA WAZARADA WAXBARASHADA EE DFS  DEEGAANKA PL LAGA QAADI MAAYO HADANA WAXAANU RABNAA SHAHAADADA  DFS INTEE LAGA DHEELAA!!?..
    MID DFS LAYDIN SIIN MAAYO TIINANA LAYDIIN AQOONSAN MAAYO,GOODAX WAA SAXAN YAHAY WHY?AWOODISII BAA LAGU KEYFAY…..INDHO LA’AANTA SIYAASADEED EE DENI BAY KA WALAX TAHAY.

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com