Site icon Radio Daljir

Wasaaradda Waxbarashada DFS oo Ardeyda Puntland u Diiday Shahaadoonyinkii ay ku aadi lahaayeen Jaamacadaha (dhegayso )

Xildhibaan Maxamuud Axmed Ciise (Runsheg) oo ka tirsan Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya kana soo gala Puntland ayaa Wasaaradda Waxbarashadda Soomaaliya ku eedeeyay in ay is hortaag ku sameysay ardey ka yimid Puntland oo shahaado waxbarasho Jaamacadeed oo dibeda ah ka doontay Wasaaradda.

Wasiirka waxbarashada Soomaliya Cabdullahi Goodax Barre ayaa horay u sheegay in aysan shahaado siin doonin arday aan ka qaybgelin imtixaanka ay qaaday wasaarada waxbarashada Soomaliya.

Dhegayso

Exit mobile version