HomeUncategorized

WARKII DUHURNIMO EE IDAACADDA DALJIR – JIMCO_17_DHAGAYSO]

Jimco, Abriil 17, 2015 (Daljir) —ku soo dhawaada warkii Duhurnimo ee idaacadda Daljir oo maanta idin kaga imaan doona xarunta Daljir ee magaalada Bosaaso iyo wariye Aamino ladan Axmed.

Xildhibaanada aqalka sare oo doortay gudoomiye iyo ku-xigeenkiisa Kowaad.
DHEGEYSO-Musharax Maxamuud Maxamed Culusow oo kahadlay hankiisa.
Dadaallo ku saabsan xal u helidda xurguf-colaadeeddii Kob-dhaxaad oo ka socotay gobolka Bari.

Jimco, Abriil 17, 2015 (Daljir) —ku soo dhawaada warkii Duhurnimo ee idaacadda Daljir oo maanta idin kaga imaan doona xarunta Daljir ee magaalada Bosaaso iyo wariye Aamino ladan Axmed.

Dhagayso

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: