Warka Fiidnimo, Maxamed Lakiman, Daljir Boosaaso (dhegayso)

Warka Fiidnimo, Maxamed Lakiman, Daljir Boosaaso (dhegayso)

Cawaysin wanaagsan kuna soo dhowaada Warka Fiidnimo, waxaana warka caawa inoo akhrinaya Maxamed Lakiman, xarunta Daljir Boosaso.

Dhegayste ha illaawin in aad mar kasta nala qaybsato fikirkaaga iyo falceliskaaga.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 1
  • maxamed cabdi cali 6 years ago

    Marka hore Waxan Salaamayaa shaqalaha Redio Daljir waxan jooga Baydhabo Heshiiska maamula goboledyada iyo DFS waxaan u arkaa in ay yahay mid aad u wanagsan umada Soomaaliyedna u horseesidoono hormar inta badan Siyaasinta ma aqbalaan heShiis Madaxda Isku af gartaan lakin waxaa dhab ah in isqabqabsiga ka wanagsanyahay isfahamka sida datrteed inta jecel midnimada way ku farxaan inta Nabad Diidka ahna Dhabar jab ayay u tahay
    MAHADSANIDIIN

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com