Warka Fiidnimo iyo Najiib Maxamed Faarax, Daljir Qardho (dhegayso)

Warka Fiidnimo iyo Najiib Maxamed Faarax, Daljir Qardho (dhegayso)

Ku soodhawaada Warka Fiidnimo iyo Najiib Maxamed Faarax oo cawaysinkan idin kaga imaanaya Daljir Qardho.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 1
  • Maxamed 4 years ago

    Assalamu caleykum.
    Waxaan aad u dhegeystaa ama daawadaa wararka aad tebisaan. Waad ku mahadsan tihiin.
    Laakin waxa iga codsi ah inaad billowga tebinta war maalmeedka aad ku furtaan taariikhda maalinta aad tebineysaan. Illeyn mar walbo waxaad ku furtaan ereyga ah warki u dambeeyey. Taasina ma muujineyso xaaladaha dhacaya siday u kala dambeeyeen iyo xaaladda markaasi la marayo.
    Mahadsanidin.

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com