Warka Caweysin Iyo Xuseen Madar, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)

HomeWararkaWARKA FIIDNIMO

Warka Caweysin Iyo Xuseen Madar, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)

Caweysin wanaagsan, ku soodhowaada Warka Fiidnimo, waxaana warka caawa inoo akhrinaya Xuseen Cabdi Jimcaale, xarunta Daljir Gaalkacyo. Dhegayste ha illaawin in aad mar kasta nala qaybsato fikirkaaga iyo falceliskaaga.

Farmaajo oo Fariin u diray Ciidamadda Booliska
Dagaalka beelaha oo sii holcaya iyo dhacdooyinkii ugu danbeeyey ee Dowlad Deegaanka Soomaalida (DDS)
Tartanka ciyaaraha gobalka Mudug oo Gaalkacyo ka socda iyo u diyaargaroowga koobka

Caweysin wanaagsan, ku soodhowaada Warka Fiidnimo, waxaana warka caawa inoo akhrinaya Xuseen Cabdi Jimcaale, xarunta Daljir Gaalkacyo.

Dhegayste ha illaawin in aad mar kasta nala qaybsato fikirkaaga iyo falceliskaaga.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: