Warka Arooryo iyo Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe (dhegayso) Lakiman 5 years ago Arooryo suubban! Intiina saaka jarmaadaysa ku soodhawaada warkii subaxnimo, waxaana aroortan idiin akhrinaya Maxamed Lakiman oo ku sugan xarunta Daljir Garoowe.