Wariyeyaasha Soomaaliya ” Jamal Kashoggi waa in uu helaa Cadaalad (Sawiro)

Qaar kamid ah Saxafiyiinta ka howlgasha gudaha magaalada Muqdisho ayaa dhigay dibad bax ay kaga xunyihiin dilkii loo gaystay wariye Jamal Kashoggi , kaas oo ay dileen koox ka socotay Boqortooyada dalka Sacuudiga  horaanti bishii aynu soo dhaafnay .

Wariye yaashii dibadbaxa ku dhigay maanta magaalada Muqdisho ayaa beesha caalamka ka dalbaday in Jamal Kashoggi uu helo cadaalad.

Dowladda Sacuudiga ayaa qirtay in Jamal Kashoggi lagu dhex dilay Qunsuliyadda Turkiga ay ku leedahay , inkastoo aysan faah faahin ka bixin dilkiisa , hase ahaatee waxaa ay cadeyeen Sacuudiga in qaar ka mid ah raggii ka dambeysay xabsiga la dhigay, halka kuwa kale shaqada laga eryay.

 

Sawiro.

 

 


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com