Wariye Ahmed Darwiish oo ku Geeriyooday Nairobi

Somalia, December 15, 2015-(Daljir)_ Alla ha u naxariistee Wariye Ahmed “Daru”  Darwiish  oo ka tirsanaa Televishinka KTN ee Dalka Kenya ayaa xalay wuxuu ku geeriyoodey Isbitaal ku yaal Nairobi.

 

Wariyaha oo ka mid ahaa Asxaabta Warka af-Sawaxiliga akhrisa ee loogu jecel yahay Kenya wuxuuna in mudo ah ahaa Akhriyaha Warka Tv-ga KTN.

 

Xalay fiidkii 7:00 warkii ahaa ayuu akhriyey.

 

Alla naxariistii ha siiyee Wariye Axmed Darwish wuxuu si kadisa ugu geeriyooday Cudurka Sonkorta, Xili uu joogay gurigiisa ayuu soo dhacay waxaana durba loola cararay Isbitaaæka halkasoo geeridiisa lagu xaqiijiyey.

 

 

Daljir.com

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com