Wareysi Madaxweyne Cabdullaahi Yuusuf Axmed: Xogwarran Sannadihii 1969-1991 (dhegayso)

Wareysi Madaxweyne Cabdullaahi Yuusuf Axmed: Xogwarran Sannadihii 1969-1991 (dhegayso)

Wareysigaan wuxuu Madaxweyne Cabdullahi Yusuf uga warramayaa arrimo badan oo xaaladihii Soomaaliya ah, ayna ugu muhiimsan yihiin kacaankii 1969-kii, khilaafkii isaga iyo Jaalle Maxamed Siyaad Barre, dagaalkii Soomaaliya iyo Itoobiya, unkadkii Jabhaddii SSDF, halgankii dheeraa ee uu soo maray iyo arrimo kale oo qaddiyadda Soomaaliya iyo Soomaalida la xiriira.

Cabdullaahi Yusuf oo ahaa ruug caddaa muddo dheer ku soo jiray siyaasadda Soomaaliya, soona joogay marxalado badan oo dalka iyo dadka Soomaaliyeed soo mareen, wareysigaan wuxuu si waafi ah uga warramayaa tallaabo kasta oo dadka iyo dawlnimada Soomaaliya soo martay, siiba intii u dhaxaysay  1969-kii illaa 1991-dii. Waa taariikh warran dhinacyo badan taabanaya, waxaana wareystay Wariye Cabdisalaan Hareeri iyo Universal TV.

Raadreeb hoos ka dhegayso

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 8
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com