Wareysi Danjire Ciid Baddel iyo doorashooyinka Jubaland (dhegayso)

Danjirihii hore ee Soomaaliya u fadhiyey QM, Md. Ciid Baddal Maxamed, ayaa wareysi uu siiyey Radio Daljir ku yiri: Waan ku raacsanahay Madaxweynaha in hoggaanka sare ee Soomaaliya uusan lahayn khibrad ku filan.

Docda kale, Danjire Ciid Baddal waxa aan ka waraysanay habka ay u socoto doorashada maamulka Jubbland iyo wixii uu ku soo arkay magaalada Kismaayo oo uu dhawaan safar ku tagey. Danjire Baddal oo ku sugan dalka Qatar ayaa khadka telefoonka ugu warramay Axmed Sh. Tallman.

Hoos ka dhegayso.


Posted

in

,

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com