Wareega 1aad ee Doorashada Madaxtinimada Galmudug oo La Soo Afmeeray

Wareega 1aad ee Doorashada Madaxtinimada Galmudug oo La Soo Afmeeray

Waxaa dhammaatay tirinta codadka wareegga Koowaad ee doorashada madaxweynaha maamulka Galmudug, taasi oo ka socota magaalada Cadaado ee gobolka Galgaduud.

Wareegga Koowaad waxaa ku tartamay Saddex musharrax, waxaana codeeyay 89 xildhibaan, 1 cod ayaa halaabay, waxayan musharraxiinta codadka u kala heleen sidan:-

Axmed Ducaale Geelle Xaaf oo helay  57  cod

C/qaadir Shirwac oo helay 7  cod
Axmed Shariif Cali Hilowle oo helay   24 cod

Waxaa loo gudbi doonaa wareegga Labaad oo ay isugu soo hareen Musharraxiinta kala ah Axmed Ducaale Geelle Xaaf iyo Axmed Shariif Cali

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com