Warbixintii koowaad: Taxane warbaahinta Daljir ka diyaarisay beeraha Doolow iyo waxsoosaarkooda (daawo)

Degmada Doolow oo ka tirsan gobolka Gedo ee Soomaaliya, kana mid ah maamulka Jubaland waxay leedahay dhul-beereed aad u badan, kaasoo ay ku yaalliin beero tiradoodu ay ka badan tahay kun beerood.

Doolow, waxay leedahay labo webi oo mara, beeraheeduna ay ku tiirsanyihiin, kuwaasi oo kala webiga Daawo oo ka yimaada Kenya, iyo mida Jubba oo isna ka yimaada Itoobiya, waana magaalo labo dhinac ah oo mid ahaan ay tahay Doolow Soomaaliya ama Doolow Bay, halka midda kalena ay tahay Doolow Caddo oo ka tirsan dawladda deegaanka Soomaalida Itoobiya.

Warbaahinta Daljir ayaa beeraha Doolow ka diyaarisay taxane warbixneed oo aan ku eegayno wax-soosaarka beeraha Doolow Soomaaliya, waxaana diyaarshay Cabdifataax Cumar Geeddi.

Daawo.

Lasoco, Warbixinta 2aad ee tan xigta.


Posted

in

,

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com