Site icon Radio Daljir

Warbixinta Tartan & Tacliin: Xaaji Cabullahi fkf Goldogob Sare

Barnaamijka Tartan & Tacliin oo galay habeenkii 8 aad wareegii 1-aad waxaa xalay qaybtii hore ku tartamay  xaaji Cabdilaahi Gaalkacyo iyo Goldogob Sare.

Halka wareega labaad ee T&T ay Fooda isdareen dugsiyada sare ee kala ah Cabdirashiid Cali Sharmaarke Gaalkacyo iyo Cabdullaahi Ibraahim Ufeyn.

Barnaamijka Tartan & Tacliin waxaa suurtagaliyey Golis Telecom,  Shirkadda Towfiiq, Daladda Waxbarasha PEN iyo Wasaarada Waxbarashada ee Puntland iyo Idaacada Daljir.

Warbixinta waxaa inoo haya Xasan Heykal.

https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/593e0244020100edaa2d6f05/warbixinta+Tartan+iyo+Tacliin+Hbeenkii+8-aad+Heykal.mp3?_=1
Exit mobile version