Warbixinta TARTAN & TACLIIN: Wareeggii 3aad habeenkiisii 2aad (dhegayso)

Warbixinta TARTAN & TACLIIN: Wareeggii 3aad habeenkiisii 2aad (dhegayso)

***

SOMTEL | share your world | Soomaaliya oo dhan | Ha moogaan, ka qaybqaado, oo su’aalaha SOMTEL ka jawaab kuna guulayso abaalmarinta SOMTEL. TARTAN & TACLIIN kala soco Radio Daljir!

***

Barnaamijka Tartan & Tacliin wareegiisii 3aad oo galay habeenkiisii 2aad ayna sahasho Shirkada SOMTEL ayaa qaybtii hore waxaa ku tartamay labada dugsi sare ee kala ah Cabdullaahi Ibraahim Sare Ufeyn iyo CC Sharmaarke Gaalkacyo. Waxa uu ahaa tartan adag oo labada dugsi sare ay qaybtiisii hore isku mari waayeen. 10 su’aalood oo loogu tagalay dugsiyada ayaa qaybtii hore dhamaaday waxayna noqdeen barbardhac. Waxaa deedna lagu daray su’aalo dheeraad ah, halkaas oo guushu ku raacday Cabdullaahi Ibraahim.

Qaybtii labaad ee TARTAN & TACLIIN waxaa foodda isdaray Mubaarak Dhahar iyo Shiikh Daahir Xasan Cagaaran.

Guddoomiyaha Tartan & Tacliin, Ustaad Yuusuf Suudi, ayaa ku dhawaaqay natiijada tartamadii caawa oo hoos kaga bogo.

Barnaamijka Tartan iyo Taclin waxaa sahla shirkadda SOMTEL, waxaana qayb ka ah Jaamacada Badda Cas, dallada waxbarashada ahliga ah ee Pen, Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Puntland, iyo Radio Daljir oo aad kala socotaan baahinta barnaamijka.

Hoos ka dhegayso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com