Warbixinta TARTAN & TACLIIN: Wareegga 2aad habeenkiisii 3aad (dhegayso)

Warbixinta TARTAN & TACLIIN: Wareegga 2aad habeenkiisii 3aad (dhegayso)

***

SOMTEL | share your world | Soomaaliya oo dhan | Ha moogaan, ka qaybqaado, su’aalaha SOMTEL ka jawaab, abaalmarin ku guuleyso, oo Kadiska TARTAN & TACLIIN kala soco Radio Daljir!

***

Barnaamijka Tartan iyo Tacliin oo xalay galay wareegga 2aad habeenkiisii 3aad, ahaana dhammaadka wareeggan 2aad, ayna maalgaliyaan shirkadaha SOMTEL iyo Jaamacada Badda Cas, ayaa waxaa qaybta hore ku tartamay dugsiyada sare ee kala ah CC Sharmarke Sare Gaalkacyo iyo Bacaadweyn Sare. Qaybtii danbe waxaa foodda isdaray Alwaaxa Sare Garoowe iyo Mubaarak Sare Dhahar.

Hoos kaga bogo guulaystayaasha.

Barnaamijka TARTAN & TACLIIN waxaa sahlay shirkadaha SOMTEL | share your world iyo Jaamacada Badda Cas, waxaana qayb ka ah Dalladda Waxbarasha PEN, Wasaarada Waxbarashada Puntland, iyo waliba Radio Daljir oo aad habeen walba kala socotaan.

Hoos ka dhegayso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com