Warbixinta TARTAN & TACLIIN: Wareegga 2aad habeenkiisii 2aad (dhegayso)

***

SOMTEL | share your world | Soomaaliya oo dhan | Ha moogaan, ka qaybqaado, su’aalaha SOMTEL ka jawaab, abaalmarin ku guuleyso, oo Kadiska TARTAN & TACLIIN kala soco Radio Daljir!

***

Barnaamijka Tartan iyo Tacliin oo xalay galay wareegga 2aad habeenkiisii 2aad ayna maalgaliyaan shirkadaha SOMTEL iyo Jaamacada Badda Cas, ayaa waxaa qaybta hore ku tartamay dugsiyada sare ee kala ah Maxamed Cawaale Liibaan Sare Bossaso iyo Suldaan Hure Sare Xarfo. Qaybtii danbe waxaa foodda isdaray Dangorayo sare iyo Cabdullahi Ibraahim Ufeyn Sare ahaana tartankii ugu kululaa tartanada.  Hoos kaga bogo guulaystayaasha.

Barnaamijka TARTAN & TACLIIN waxaa sahlay shirkadaha SOMTEL | share your world iyo Jaamacada Badda Cas, waxaana qayb ka ah Dalladda Waxbarasha PEN, Wasaarada Waxbarashada Puntland, iyo waliba Radio Daljir oo aad habeen walba kala socotaan.

Hoos ka dhegayso.


Posted

in

,

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com