Warbixinta Tartan & Tacliin: Muntada Qardho fkf Al-Waaxa Garoowe iyo An-Nuur Badhan …

Barnaamijka Tartan & Tacliin oo galay wareegii 3-aad habeenkii 1-aad waxaa qaybtii hore ku tartamay Al-Nuur Badhan iyo Daawad Sare Garoowe. Qaytii 2-aad ee Tartan & Tacliin waxaa ku hardamay Muntada Qardho iyo Al-Waaxa Garoowe.

Dugsigii soo baxa ayaa u gudbaya wareega 4-aad ee Barnaamijka Tartan & Tacliin.

Barnaamijka Tartan & Tacliin waxaa suurtagaliyey Golis Telecom, Shirkadda Towfiiq, Daladda Waxbarasha PEN iyo Wasaarada Waxbarashada ee Puntland iyo Idaacada Daljir.

Warbixinta waxaa inoo haya Xasan Heykal.


Posted

in

by

Tags:

Comments

One response to “Warbixinta Tartan & Tacliin: Muntada Qardho fkf Al-Waaxa Garoowe iyo An-Nuur Badhan …”

  1. yaa soobaxay oo gudbey Daljir

U Jawaab Axmed Samantar Xasan Buri halceliska

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com