Warbixinta TARTAN & TACLIIN habeenkii 8aad: Suldaan Hurre Sare Xarfo fkf CC Sharmaarke Sare Gaalkacyo (dhegayso)

Warbixinta TARTAN & TACLIIN habeenkii 8aad: Suldaan Hurre Sare Xarfo fkf CC Sharmaarke Sare Gaalkacyo (dhegayso)

***

SOMTEL | share your world | Soomaaliya oo dhan | Ha moogaan, ka qaybqaado, su’aalaha SOMTEL ka jawaab, abaalmarin ku guuleyso, oo Kadiska TARTAN & TACLIIN kala soco Radio Daljir!

***

Barnaamijka Tartan & Tacliin oo ka socda Radio Daljir, xarunta Daljir Bossaso, kana baaha Daljir oo dhan, ayaa galay habeenkii 8aad, sannadkii 13aad. TARTAN & TACLIIN waxaa sahla Shirkadda SOMTEL iyo Jaamacada Badda Cas.

Kadiska caawa iyo TARTAN & TACLIIN waxaa qaybtii hore ku tartamay dugsiyada sare ee kala ah Suldaan Hurre Xarfo iyo Cabdirashiid Cali Sharmarke Gaalkacyo. Qaybtii labaad ee tartanka oo ay isku arki lahaayeen dugsiyada sare ee kala ah Al-Nuur Badhan iyo Bacaadweyn Sare waxaan soo xaadirin Al-Nuur Badhan, deedna Guddiga ayaa halkaas dhibcihii ku goddoonsiiyey Bacaadweyn Sare.

Habeen dambe tartan ma jiro balse  dhegaystayaasha ku taxan barnaamijka Tartan & Tacliin ayaa waxaa loo furi doonaa qadka teleefoonka iyo waliba Facebook oo asna TOOS ama LIVE ah, si ay afkaartooda uga soo dhiibtaan qaabka uu Tartan & Tacliin u socdo. Dhegaystayaasha ayaa ku guuleysan abaalmarino.

Barnaamijka Tartan & Tacliin waxaa suurtagaliyey Shirkada SOMTEL | share your world iyo Jaamacada Badda Cas, waxaana qayb ka ah Dalladda Waxbarasha PEN, Wasaarada Waxbarashada Puntland, iyo waliba Radio Daljir.

Hoos ka dhegayso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com