Warbixinta Tartan & Tacliin: Goldogob Sare iyo Al-Waaxa Garoowe (waxaa idiin sahlay SOMTEL)

Warbixinta Tartan & Tacliin: Goldogob Sare iyo Al-Waaxa Garoowe (waxaa idiin sahlay SOMTEL)

SOMTEL | share your world | Soomaaliya oo dhan

Barnaamijka Tartan & Tacliin oo si toos ah uga biloowday Radio Daljir, xarunta Daljir Bossaso, ayaa galay sannadkii 13aad. TARTAN & TACLIIN waxaa maalgaliya Shirkadda SOMTEL iyo Jaamacada Badda Cas.

Kadiska caawa iyo TARTAN & TACLIIN waxaa qaybtii hore ku tartamay Goldogob Secondary iyo Al-Waaxa Garoowe, waxa uuna caawa tartanku ahaa hal wareeg oo kaliya.

Markii uu soo dhamaaday tartankii labada dugsi sare ayaa waxaa natiijada iyo cidda ay guushu raacday ku dhawaaqay Guddoomiyaha Guddiga Tartan iyo Tacliin, Ustaad Yuusuf Suudi.

Habeen danbe waxaa Tartami doona dugsiyada kala ah Muntada Burtinle iyo Mubaarak Dhahar oo qaybta hore ah. Qaybta labaad waxaa isku arki doona Bursaalax iyo Maxamed Cawaal Sare Boosaaso.

Barnaamijka Tartan & Tacliin waxaa suurtagaliyey Shirkada SOMTEL | share your world iyo Jaamacada Badda Cas, waxaana qayb ka ah Dalladda Waxbarasha PEN iyo Wasaarada Waxbarashada Puntland iyo waliba Radio Daljir.

Warbixinta TARTAN & TACLIIN ee caawa waxaa inoo haya, noona diyaariyey wariye Xasan Heykal.

Hoos ka dhegayso.

  

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com