Site icon Radio Daljir

Warbixinta Tartan & Tacliin: Eyl Sare fkf Xaaji Cabdullaahi Sare Balli Dhidin

Barnaamijka Tartan & Tacliin oo galay habeenkii  11-aad Wareegii 1-aad waxaa xalay qaybtii hore ku tartamay  labada dugsi sare ee kala ah  Eyl Sare  iyo Xaaji Cabdullaahi Balli Dhidin.

Halka Wareega labaad ee T&T ay Fooda ay isdareen dugsiyada sare ee kala ah Al-nuur Badhan iyo Caynu shamsi Goldogob kuwaas oo barbardhac galay waxayna u soo baxeen wareega labaad ee barnaamijka Tartan & Tacliin  iyo tacliin

Barnaamijka Tartan & Tacliin waxaa suurtagaliyey Golis Telecom,  Shirkadda Towfiiq, Dalladda Waxbarasha PEN iyo Wasaarada Waxbarashada ee Puntland iyo Idaacada Daljir.

Warbixinta waxaa inoo haya Xasan Heykal.

https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5941fa0803010069e371332d/Warbixinta++T%2BT+habeekii+11+Heykal+Bosaaso+.mp3?_=1
Exit mobile version