Site icon Radio Daljir

Warbixinta Tartan & Tacliin: Burtinle Sare fkf Xaaji Cali Biixi iyo Jalam Sare fkf cRashid Cali Sharmarke

Barnaamijka Tartan & Tacliin oo galay habeenkii 12-aad Wareeggii 1-aad waxaa xalay qaybtii hore ku tartamay labada dugsi sare ee kala ah Burtinle Sare iyo Xaaji Cali Biixi.

Wareeggii labaad ee Tartan & Tacliin waxaa asna ku hardamay Jalam Sare iyo cRashid Cali Sharmarke, waxaana wareegga labaad u soobaxay Cabdirashiid Cali Sharmarke.

Barnaamijka Tartan & Tacliin waxaa suurtagaliyey Golis Telecom, Shirkadda Towfiiq, Daladda Waxbarasha PEN iyo Wasaarada Waxbarashada ee Puntland iyo Idaacada Daljir.

Warbixinta waxaa inoo haya Xasan Heykal oo hoos ka dhegayso.

https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/594346a2030100b02a07207d/Warbixitna+Tartan+iyo+Tacliin+Hbeenkii+12-aad+wareegii+1-aad+sax++.mp3?_=1
Exit mobile version