Site icon Radio Daljir

Warbixinta Tartan & Tacliin: Bursaalax Sare fkf Boocame Secondary iyo Waliba …

Barnaamijka Tartan & Tacliin oo galay habeenkii TODOBAAD  waxaa wareegga koowaad ee xalay ku tartamay labada dugsi sare ee kala ah Xaaji Cabdullaahi Ballidhidin iyo Mubaarak Sare Dhahar.

Wareegga labaad ee T&T waxaa ayana isku arkay  Bursaalax Secondary iyo Boocame Sare.

Barnaamijka Tartan & Tacliin waxaa suurtagaliyey Golis Telecom (Isgaarsiinta Gayigeena), Shirkadda Towfiiq, Daladda Waxbarasha PEN, Wasaarada Waxbarashada Puntland iyo Radio Daljir.

Warbixinta hoose waxaa noo diyaariyay wariye Xasan Heykal.

https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/593cada2060100d02617b3de/Warbixinta+tartan+iyo+tacliin+habeenkii+7+aad++Heykal+Bosaaso_10+Jun+17+.saxbb.mp3?_=1
Exit mobile version