Warbixinta doorashada Axmed Barre Siciid Muuse, Duqa Degmada Garoowe (dhegayso)

Warbixinta doorashada Axmed Barre Siciid Muuse, Duqa Degmada Garoowe (dhegayso)

Doorashada Duqa Degmada Garoowe iyo kuxigeenkiisa oo ka dhacday Garoowe ayaa waxaa ku soo baxay Axmed Barre Siciid Muuse iyo Maxamed Cali Maxamed oo ku xigeenka u guuuleysray.

Warbixinta waxaa inoo haya cXakiin Xuseen Xasan oo doorashada goobjoog ka ahaa.

Hoos ka dhegayso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com