Site icon Radio Daljir

Warbixinta dagaalka Dacdheer ee xadka Soomaaliya iyo Itoobiya (dhegayso)

Dagaal khasaaro dhimasho iyo dhaawac leh ayaa saaka ka dhacay deegaanka Dacdheer ee Dowlad Deegaanka Soomaalida ee dalka Itoobiya, yaalana xadka Soomaaliya, dhanka gobolka Galgaduud.

Warbixinta waxaa inoo haya Mahad Bashiir Cismaan, Daljir CWaaq.

Hoos ka dhegayso.

https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5ba3efa9020100d75ccf90cc/dagal+saaka+kadhacay+deeganka+dacdheer_20+sept+%2718.MP3?_=1
Back to Home page