Site icon Radio Daljir

Warbixin Tartan & Tacliin: Shiikh Axmed Garaar, Waaciya Sare fkf Al-Waaxa Secondary, Garoowe

Barnaamijka Tartan & Tacliin (T+T) oo sannad kasta bisha Ramadaan ka baaha Radio Daljir, galayna sannadkii sagaalaad, waxaa sannadkan mar kale idiin sahlay Radio Daljir, shirkada Golis Telecom iyo Shirkadda Towfiiq oo kaashanaya Dalladda PEN.

Tartan & Tacliin waxaa qaybta koowaad foodda isdaray dugsiyada sare ee kala ah Waaciye Sare iyo Al-Waaxa Secondary, Garoowe, kana mid ah dugsiyada sare ee Puntland, oo sannadkaan ay ku tartamayaan 30 dugsi sare.

Qaybta labaad ee T&T una dhexayn lahayd dugsiyada sare ee Al-Nuur Secondary Badhan iyo Goldogob Secondary wuu baaqday cillad farsamo awgeed, jadwalkana dib ayaa laga soo sheegi doonaa.

Hadaba waa warbixintii Tartan & Tacliin ee xalay, waxaa inoo haya wariye Xasan Heykal oo ku sugan Xarunta Daljir ee Bosaaso.

https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/593a0dee030100f94c0acbba/Warbixinta+tartan+iyo+tacliin+Habeen+kii+5+aad+.mp3?_=1
Exit mobile version