Site icon Radio Daljir

Warbixin: Shaqo la’aanta haysta Dhalinyaradda dhamaysa Jamaacadaha Dalka (dhegayso)

Deganadda Puntland waxaa kusoo baddanaya dhalinyaradda kabaxay Jaamacadaha kala duwan ee kuyaal dalka ,kuwaas oo xiligan hayn wax shaqo ah ,taas oo iunta baddan sababta dhalinyaradu inay ka tahribaan dalka,maadama an lagu tixgalin shahdada Jamacadeed ee ay wataan.

Warbixin Arrintaas ku saabsan waxaa Boosaaso kaso diray Wariye Xasan heykal

https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5af2f5840a010065b8920aeb/Warbixinta+shaqo+laanta+dhalinyarada+jaamacadaha+kabaxday+.mp3?_=1
Exit mobile version