Warbixin: Maamulka degmada Jariiban oo digniin ka soo saaray ugaarsiga Duurjoogta (dhegayso)

Warbixin:  Maamulka degmada Jariiban oo digniin ka soo saaray ugaarsiga Duurjoogta  (dhegayso)

Degmada Jariiban oo kamid ah meelaha ay wali kusii noolyihiin Duurjoogta ayaa maamulka degmada iyo  odayaasha  dhaqankuba  waxa ay  xoojinayaan in la ilaaliyo dhirta iyo Duurjoogta kaladuwan.
waxaa digniin loo diray  dadka ku howlan ugaarsiga Duurjoogta.
wariyaha Daljir ee Jariiban  Cabdikhayr Maxamed Jaamac ayaa warbixintan ka diyaariyay.
Dhegayso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com