Site icon Radio Daljir

Warbixin kusaabsan dhiraynta magaalooyinka Puntland (dhegayso)

Shacabka magaalooyinka Puntland ayaa ku baaqay in xoogga la saaaro dhiraynta magaalooyinka waawayn ee Puntland oo aad ugu baahi qaba dhiraynta magaalada.

Dadwaynaha ayaa ku cabiray dareenkooda barnaamijka muuqaalka bulshada ee radio Daljir.

Hoos kadhegayso

https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5b45e638ff0000468a5f16a3/Wabixinta+dhireenta+iyo+bilicda+magaalooyinka+Puntland+.mp3?_=1
Exit mobile version