Warbixin-Gudiyada xabad joojinta Galkacyo iyo Qaramada Midoobey oo shiray.

Galkacyo, Dec 03 2016-Shir loga hadalayay amaanka Magalada Galkacyo ayaa  ka dhacay airporka mgalkacyo ee xarunta gobolka mudug shirkaan ayaa waxaa isugu imaaday Gudigii loo xilsaray xalinta  dagalada magalada Galkacyo oo ka kobaan 18 xubon  IYO saraakil kasocaday besha caalamka.

Shirka ayaa markuu soo dhamaaday waxaa warbaahinta lahaday qar kamida Gudiga, Gudoomiyasha gobolka ee labada dhinac  iyo xubnaha kasocday besha caalamka.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com