WAREYSI GAAR AH: Yuusuf Bilaadi iyo maqaalkiisii “RW Kheyre maxaad Sanaag ku qoonsatay?”

WAREYSI GAAR AH:  Yuusuf Bilaadi iyo maqaalkiisii “RW Kheyre maxaad Sanaag ku qoonsatay?”

Yuusuf Cabdilaahi Yuusuf Bilaadi oo ah arday ka soo jeeda gobolka Sanaag waxna ka dhigta jaamacada Camuud ee degmada Boorama ayaa dhawaan waxa uu qoray Maqaal dheer oo uu ugu magac daray Maxaad nagu qoonsatay? taas oo uu ula jeeday sida ay dowladda dhexe ay uga gaabisay horumarka gobolka sanaag oo ah gobolka labaad ee ugu wayn Soomaaliya .

Hadaba maxay tahay sababta ay dowladda gobolkaasi u ilowday? Maxaase ku dhaliyay maqaalkan Yuusuf Bilaadi? Su,aalahaas iyo kuwo kale waxaa waydiiyay wariye Xasan Heykal oo Bosaaso ku sugan.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com