Waraysi-Waa sidee xiriirka wasaaradaha waxbarashada Puntland iyo DFS.

Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa kulan soo dhoweyn iyo dhiirri gelin ah la qaatay 13-kii arday ee ugu sarreeyey imtixaankii shahaadiga ahaa e dugsiyada sare ee Puntland ee sannad dugsiyeedkii 2015-2016.
 
Munaasabadda ayaa waxaa kasoo qayb galay Wasiirka Waxbarashada iyo Tacliinta sare ee Puntland, Wasiir ku-xigeenka wax-barashada, Wasiir ku-xigeenka Maaliyadda iyo Ugaas Maxamuud Cabdiqaadir Shoole oo qayb libaax ka qaatay abaalmarintii la guddoonsiinayey ardayda.
 
Hadaba Wasiir kuxigeenka Wasaarada waxbarashada, dawlada puntland Dr. Maxamed Cali Faarax ayaa radio daljir ugawaramay kulanka  abaal marinta uu sameeyay madaxweynaha sida uu udhacay iyo cidii soo abaabushay . Wariye Xasan heykal oo kusigan Xarunta Daljir ee Bosaaso ayuu uwaramay

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com