Wararkii ugu dambeyeey ee shirka muqdisho & masuuliyiin horleh oo ku biiray (dhegayso)

Wararkii ugu dambeyeey ee shirka muqdisho & masuuliyiin horleh oo ku biiray (dhegayso)

Magaalaa Muqdisho waxaa weli ka socda shirka loooga hadlayo hanaanka doorashooyinka dalka ee 2020201 shirkaan ayaa markii hore u dhexeeyey Madaxweynaha jamuuriyada Federaalka Soomaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, Madaxda Maamulada Xubnaha ka ah dawlada dhexe iyo maamulka gobolka Banaadir,

waxaa hatan kusoo biiray Siihayaha xilka Ra’iisul wasaaraha iyo gudoomiyaha Baarlamaanka ,waxaana jira qodobo weli laysku fahmi la yahay ,hadaba maxaa lagafilan karaa miradhalka shirkan .

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com