Wararkii ugu dambeeyay ee xaalada Bosaaso iyo isimada oo baaqdiray (dhegayso)

Xaalada magaalada Blosaaso ayaa maanta dagan, kadib markii shalay duleedka magaalada Bosaaso gaar ahaan kaantaroolka magaalada uu dagaal ku dhexmaray ciidamada dowladda iyo malayshiyadii xalay magaalada ku hoyatay ee kayimid dhanka degmada Carmo.

shacabka ayaa xalay ilaa iyo saaka muujiyay cabsi xoogan maadama ay ciidamo farabadan oo dhahnka dowladda iyo malayshiyaadkaba ay ku sugan yihiin magaalada Bosaaso.

Hadaba waxaa istuudiyaha Daljir maanta nagu soo booqday Nabadoono iyo isimo uu kamidyahay Garaad Cabdilaahi Cali Ciid oo ka hadlay xaalada magaalada kajirta .
Dhegayso.


Posted

in

by

Tags:

Comments

2 responses to “Wararkii ugu dambeeyay ee xaalada Bosaaso iyo isimada oo baaqdiray (dhegayso)”

  1. NuurkaNederland

    WARYAAA REER BARIGII DHIIGAY ISKU FUREEN OO WAXAY DHAHEEN(ARBOOWE DENI AALA TAHAY!).
    WAXAAN ARKAA IN DENI HADEER AYKUSOO URUREEN BEESHA DHEXE EE PL=MAX’UD SALEBAN QAARKOOD OO KALIYA BEELIHII KALANA AY KA DHAQAAQEEN DENI.

    1. Gobta Mj

      Nuurka nederland

      Naa maxamuud saleeban afka kalabax
      Waxaa tahay,wecel dhulbahante,orodoo ismeeleeya
      Cuqdo udhimo
      Jaahil,marqaan,=weceldhulbhnte

U Jawaab Gobta Mj Buri halceliska

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com