Wararkii ugu dambeeyay ee doorashada Mareykanka (daawo)

Wararkii ugu dambeeyay ee doorashada Mareykanka (daawo)

Maraykanka | doorashada ayaa xisbiyada wadankaas ku baratamayaan gobolada dalkaas waxaana aad isugu dhow codadka musharaxiinta labada xisbi ee dalkaas.

Hadaba si aan wax badan uga ogano doorashada dalkaas iyo halka ay hada xaaladu tagaan tahay ayaan goor dhaweyd la xiriirnay Maxamuud Xasan Musharaf oo degan gobolka Colorado magaalada Denver Shaaadada Master Political Science And Leadership Studies ku diyaariyay Jamacada Metropolitan Sate Universaty of Denver.

Cabdi Xakiin Xusein Xasan ayuu u waramay

Daawo.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 1
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com