WAR-SAXAAFADEED: Ka digis talo-maroorsi iyo ku xadgudubka Dastuurka Dalka

WAR-SAXAAFADEED: Ka digis talo-maroorsi iyo ku xadgudubka Dastuurka Dalka

Golaha Qurbajoogta Puntland – Puntland Diaspora Forum (PDF) wuxuu aad u
cambaaraynayaa qaraarkii ka soo baxay shirkii ay isugu yimaadeen Madaxweyne Xassan Sheekh
iyo qaar ka mid ah madaxda dowladaha xubnaha ka ah Federaalka ee wakhtigoodu dhamaaday.
Waxaa cajiib ah in dhamaan masuuliyiintii qaraarkaan soo saaray ay akhriyeen khudbado isku
wada mid ah oo xambaarsan hal fariin, taas oo ay uga gon-leeyihiin sidii ay shacabka
Soomaaliyeed uga iibiyaan qaraaarkan sharci darro, uguna ridi lahayeen indho-sarcaad si aysan
shacabku u dhuuxin khatarta qaraarkani xambaarsan yahay.

Hoos ka akhri war saxaafadeedka PDF

PDF-War saxaafadeed – Ka digis ku xadgudubka Dastuurka Dalka

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com