Site icon Radio Daljir

War Murtiyeed Beesha Tanade: “Siyaasiyiinta Beesha Majeerteen baa na Dulmiyey, Siyaasaduna u Afduubantahay” (dhegayso)

Shir Garoowe uga socday beesha Tanade Darood iyo Isimada Puntland muddo 3 bilood ah ayaa la soo gabagabeeyey, lagana soo saaray war murtiyeed.

Warbixinta waxaa noo haya Cabdixakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe.

https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5991dd0600010083c8069699/Warbxinta+Warmurtiyeedka+SHirka+beesha+Sanade+By+abdi+Xakiin_14+Aug+17+.mp3?_=1

War Saxaafadeedka beesha Tanade Daarood

 

 

Exit mobile version