War Deg Deg ah, Qarax Ka dhashay laab Kiimiko oo Dhacay Stockolm,Swedan.

Stockolm, Jan 30– War goor dhaw naga soo gaaray magaalada? Stocklom ee dalka Sweden ayaa sheegaya in qarax uu ka dhcay magaaladaasi goor dhawayd kaasoo ka dhashay kiimio ku jirtay laab Saynis.


Wararka oo marba marka danbaysa isa soo taraya ayaa sheegaya in qaraxaasi uu ka dhacay iskuul ku yaal xaafadda Huddinge ee Magaalada Stockholm Ee Dalka Swedan uu halkaas qarax sababay khasaare iyo dhaawac uuh halkaaas ka dhacay.


Qaraxaan ka dhacay xaafada Huddinge ee Magalada Stockholm ee dalka Swedan ayaa ahaa mid ka dhashay Lab Wal-xaha Kiimikada lagu baaro oo markaas sababay Khasaare iyo Dhaawac, Waxaa isla markiiba Goobta yimid kooxaha dabdamiska.

Baaritaano ayaa hada ka socda deegaanada ka ag-dhaw goobta dhacdadaasi ay ka dhacday.


Diiwaanka Wararka daljir
Stokholom
(S).

Daljir.com


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com