War Dag Dag ah: Madaxwaynaha Puntand Cabdiwali Maxamed Cali Gaas oo caawa soo gaaray magaalada Garowe

Garowe, 25, March, 2016 – Madaxwaynaha dowladda Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas iyo wafti uu hoggaaminayo ayaa caawa soo gaaray magaalada Garowe ee xarunta dowladda Puntland.

Warar lagu kalsoonyahay oo ay Daljir ka heshay saraakiisha Madaxtooyada Puntland ayaa ku waramaya in safar-ka madaxwayne Gaas uu caawa Garowe ku yimid inuu la xiriiro kulamo uu Gaowe kula yeelanayo R/wasaaraha Soomaaliay Cumar Cabdirashiid oo la filayo inuu maantay soo gaaro Garowe.

Wixii kasoo kardha kala soco Radio Daljir

Diiwaanka Wararka

Radio Daljir

Daljir.com


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com