Kuuriyada Waqooyi oo Khasaare lama Filaan ahi Caawa ka Dhashay

Kuuriyada Waqooyi oo Khasaare lama Filaan ahi Caawa ka Dhashay

Raxamaha maraakiibta dagaalka ee diyaaraduhu ka dulkacaan iyo diyaaradaha cirka sabbeeya ee aagga Bariga Fog iyo badihiisa, una dhow aagga dalka Filibiin iyo badda Selebes, ee uu Maraykanku geeyey ciidamo  xooggan si loo cabsigaliyo kaligalitaliyaha da’da yar ee Waqooyiga Kuuriga ayaa caawa waxa si lama filaan badda Selebes ugu dhacay diyaarad nooca dagaalka ee F18-Super Hornet. Diyaaradda ayaa rabtay in ay ku duldegto markabka USS Carl Vinson, laakiin ma aysan dhicin oo badda ayay afka la gashay.

Duuliyihii diyaaradda waa ka badbaaday, waana badqabaa, hadana waxaa socda baaritaan sababta ay diyaaraddu ugu duldegi weyday markabka iyo cilladda sababtay.

Faahfaahin dheeraad ah halkan RIIX

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com