Site icon Radio Daljir

Wafti ka socday dawlada federaalka ah oo tababar u joogay Puntland oo ka dhoofay madaarka Garowe.

Garowe, July 02 – Wafti ka koobnaa 4 xubnood oo ka socday dawlada federaalka ah ee Somaliya oo tababar ku saabsan iskaashiga hantiga guud & tan gaarka ah ama ‘public, private partnership’ uu ugu soo xirmay Garowe ayaa ka xog waramay la-kulamadoodii mudadii ay ku sugnaayeen Puntland. Xubnaha waftiga ayaa amaanay amniga iyo nidaamka Puntland oo sida ay sheegeen ay aad uga heleen, kana mahadceliyey sida wanaagsan ee loo soo dhaweeyey.

Diiwaanka Wararka,
Idaacada Daljir.

Daljir.com

Exit mobile version