Site icon Radio Daljir

Wafti Ka Socda Masar oo Gaarey Qardho (codad & sawiro)

Maamulka gobolka Karkaar iyo kan degmada Qardho ayaa maanta magaalada Qardho ku soo dhoweeyey wafti heer sare ah oo ka socda dalka Masar, waxaana ay ka wada hadleen arrimo quseeya horumarka guud ee gobolka iyo mashaariic dhanka waxbarashada ah oo Masar ka fulinayso Qardho.

SAWIRRO+COD

https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/49193/591c17480301000721afd10e/Codad+sax.mp3?_=1

Back to Home page