Wafdi kasocda Qaramada midoobey oo gaaray dhuusomareeb (dhegayso)

Waxaa maanta magaaladda dhuusamareeb ee caasimada dowlad goboleedka Galmudug gaaray saraakiil kasocotey Hay’addaha Qaramada midoobey waxaana ay dhuusamareeb kulan kula yeesheen madaxa xukuumada Galmudug

Kulanka labada dhinac kadib saxaafada waxaa lahadlay maddxa xafiiska Hay’addaha Maxamed maxamuud koofi kana
warbixiyey ujeedka saraakishan iyo waxyaabihii laga wadda hadlay.


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com