Wafdi kasocda Imaaraadka oo maanta soo gaaray magaalooyinka Qardho iyo Badhan (dhegayso)

Wafdi kasocda Imaaraadka oo maanta soo gaaray magaalooyinka  Qardho iyo Badhan (dhegayso)

Wafdi kasocda Imaaraatka Carabta ayaa maanta gaaray magaalooyinka Qardho iyo Badhan ee Puntland, waxaana ay la kulmeen boqor Burhaan Boqor Muuse iyo Suldaan Siciid Suldaan Cabdisalaan,

Hoos kadhegayso warbixin Maxamuud Cabdirisaaq Cismaan (Fantastic).

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 1
  • Nuurkanederland 6 years ago

    INAY IDIN GADAAN BAY RABAAN.
    WAR NINKA QUDUS KU SEXEEXAY MIISKA HOOSTIISA EE YEMEN BAABI’IYEY EE SURIYA, LIBIYA, CIRAQ & SOOMAALIYANA LAGAGA SOO DUULAY MUXUU KUU HAYAA ADIGA?
    HADAAD GADMAYSO CARABI WAY KU GADI(BY CASH)
    KHALIIJKU WAA XAASASKA MARAYKANKA.
    AL DAWN MOVE

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com