Waddahadaladi Galmudug iyo Ahlusunna oo Maanta Ka Furmay Jabuuti (dhegayso+Sawiro)

Waddahadaladi Galmudug iyo Ahlusunna oo Maanta Ka Furmay Jabuuti (dhegayso+Sawiro)

Waddaladalkii dhinacyadda Galmudug iyo Ahlusunna ayaa maanta Si rasmi ah uga furmay dalka jabuuti,waxaana madasha waddahadalka ku sugan Madaxweynaha Galmudug Axmed Geele ducaale Xaaf iyo Ku Xigeenkiisa ,Halka Ahlusunna ay matalayaa hoggaamiyaha AhluSunna Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan.

Shirkan ayaa ah wajigii labaad ,iyado horrey shir Labadan dhinac ugu wada saxiixdeen Magaaladda Nairobi ee dalka kenya,waxaana la filayaa shirkan maanta jabuuti ka furmay in warmurtiyeed laga soo saaro.

Dhinaca Kale Guddoomiyaha Barlamaanka Galmudug Cali Gacan Caseyr ayaa ka hadlay Shirka maanta ka furmay Jabuuti iyo Natjiidada laga filan karro iyo shaqsi ka ahaan siduu u arko waddahadalan,

dhegayso codka Guddoomiyaha

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com