Site icon Radio Daljir

Darawalada Gaadiidka Iskarogada ee Qardho oo ka Cabanaya Kor-u-kaca Dollarka (sawirro & codod)

Darawalada gaadiidka magaalada Qardho ee xarunta gobolka Karkaar ayaa waxa ay siweyn uga cabanayaan korukaca kuyimid qiimaha lagu sarifo lacagaha qalaad gaar ahaan dollarka.

Wadayaasha gaadiidka gaar ahaan kuwa ka shaqeeya dhismaha ayaa sheegay in qiimaha kor u kacay ee dollarku uu saamayn xoogan ku yeeshay shaqo maalmeedkooda oo kutiirsan dhismaha.

SAWIRRO+COD

https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/49193/59180c5e03010024e154deac/codka+Dareewalada+baaburta+iska+rogayasha+.mp3?_=1

Exit mobile version