Wadahadaladii Galmudug iyo Ahlu-Sunna oo Fashil ku Dhamaaday

Wada hadaladii u dhaxeeyey Maamulada Galmudug iyo Ahlusuna ee ka socday Muqdisho ayaa wali la isku mari la’yahay, iyadoo ay dhamaatay waqtigii loo qabtay in wada hadalada lagu soo gabagabeeyo.
Masuuliyiinta Ahlusuna ayaa la sheegay in ay soo gudbiyeen shuruudo cusub oo ay hordhigeen miiska wadahadalka.

Dowlada Fedaraalka Soomaaliya ayaa garwadeen ka ah wadahadalada labada dhinac.

Xildhibaan Bile Salaad Diini oo ka tirsan Baarlamaanka Ahlusunna Waljamaaca ayaa shuruudo horleh ku xiray in ay la fariistaan Galmudug. Wariye Xasan Heykal ayuu u waramay Xildhibaanku.

Hoos ka dhegayso


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com